Axmed Cumar C.laahi Xamarje oo Qaab Farshaxanimo uga Hadlay Khilaaf u dhexeeyay Isaga iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Xisbiga Waddani kaga Daba Yimid DAAWO
Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Cumar C.laahi Xamarje oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Iftiimiyey Khilaaf Wakhti hore soo kala dhex galay Isaga Iyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Garabkii uu ka tirsanaa ee Isbahaysiga Kulmiye ay ku Biireen Xisbiga Waddani.