Dhallinyaro ka Tirsan Degmada Maxamud Haybe ee Caasimada Hargaysa oo Maanta Mudaharaad ka Dhan ah Siyaasiyiin Ku Biiray Xisbiga Waddani dhigay Iyo Calanka Waddani oo la Gubay
Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta ka dhacay Degmada Maxamud Haybe ee Caasimada Hargaysa Mudaharaad ay Sameeyeen Dhallinyaro ka Cadhaysan Kooxo Siyaasiyiin ah oo ku biiray Xisbiga Waddani Iyadoo Dabka la qabadsiiyey Calanka Xisbiga Waddani.