Siyaasi Aadan Dhoola Yarre oo Sheegay in Loo Baahan yahay Sidii Dalka Looga Badbaadin lahaa Maamul Xumida Xukuumada Kulmiye DAAWO
Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoola Yarre Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin ayaa Sheegay in Maanta loo baahan yahay in Dalka laga badbaadiyo Maamul Xumida ay Xukuumada Kulmiye Sababtay.