|

Tababer Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Loogu Soo Xidhay Magaalada Baledweyne & Nuxurka uu Daaranaa DAAWO

Baladweyne 08. October 2016 (SDN/QJ):- Aqoon korarsigan loo qabtay dhalinyara ka kala yimid degmoyink ee Gobolka Hiiraan isla markaana lagu baranayay hormarka dhalinyarada iyo sida looga shaqeeyn karo hormarinta deganka ayaa waxa lagu soo gaba gabeyay magaalada baledweyne waxana tababarka iska kaa shanayay Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan iyo Ururka Sufis.

Tababarka oo socday mudo labo maalmod ah waxa ka soo qeyb galay masuuliyiinta ugu sareysa Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Gudoomiyaha Ururka Sufis iyo dhalinyarada socdaalka nabadda oo maalmihii dembe safar ku joogay Magaalada Baledweyne,

Comments are closed