|

Burburka, Googo’a, Foolxumada Iyo Dayacnaanta Wadada Madaarka Hargeysa & Mooganaanta Maayirka Hargaysa DAAWO

Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Jidka Taga Madaarka Cigaal International Airport Waa Jid Hal bawle ah Isla markaana Sawir ka Bixiya Horumarka kala duwan ee Caasimada Hargaysa iyo Somaliland-ba ku Talaabsatay ayaa waxaa ka Muuqda Dayac baahsan.
Maayarka Iyo Ku Xigeenka Magaalada Hargaysa ayaa Mar ay Dalka Keeneen Qalabkii lagu dayactirayay Jidadka Hargaysa Waxay Sheegeen in Qalabkaas Shaqada u horaysa lagaga bilaabi doono Waddada Tagta Madaarka Cigaal hasa yeeshee Maalintii Doraad ayaa Maayarka Hargaysa waxa uu Sheegay in Hawshii Wershada Waddooyinka ee ay soo iibsadeen ay ku bilaabeen Jidka Taga Galbeedka Hargaysa ee Buurta kala Jeexan .

Comments are closed