Wasaarada Waxbarashada “Waanu Hakinay Ardeydii Deeqaha Waxbarasho laga Siin Jiray Jaamacadaha Dalka” DAAWO
Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Somaliland ayaa joojisay ama Hakisay Fursadihii waxrasho ee ay Jaamacada Dalka ka siin jirtay Ardeyda aan awoodin inay iska bixiyaan lacagta lagu dhigto Jaamacadaha.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Proffesor Cabdi Cali ayaa sheegay in ay sanadkan kor u kaceen Araajiida Ardeyda soo codsatay in Bilaash looga dhigo jaamacadaha.