Qaabka Ugu Fudud ee Sambabada Looga maydho Qiiqa Sigaarka DAAWO
Hargaysa 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa Talo anfacaysa Qof kasta oo ka mid ah Dadka laasimay amase qabatimay Cabista amase qiijinta Sigaarka oo Saamayn Caafimaad ku reeba Xubno Muhiim ah oo ka mid ah Jidhka Bani aadamka.