|

Gudoomiyeyaasha Kulmiye iyo Ucid oo Isku Mawqif ka Noqday in la Kala Qaado Doorashooyinkii Isbarkanaa Iyo Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Iyo Natiijada Kulan ay la qaateen Gudoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani ayaa Si wada Jir ah Saxaafada ugu Sharaxay Kulan ay la Yeesheen Gudoomiyaha Maxkamada Sare Kaas oo lagaga hadlayay Qoraal ay Hogaamiyeyaasha axsaabtu Madaxweynaha ugu Igmadeen inuu Qaraar ka qaato arrimaha doorashooyinka iyo Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda.

Comments are closed