Maxkamadda Sare ee Distooriga ah oo Go’aan Kama Danbays ah ka Gaadhay Khilaafkii Xisbiga Ucid Yaa Guulaystay? DAAWO
Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada sare ee JSl ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aamadii laga soo saaray dacwadda ka dhexaysay hogaanka xisbiga Ucid oo ay kala hogaaminayeen Gudoomiye Faysal Cali waraabe iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen.