|

Wefti ka Socda Xukuumadda oo Gaadhay Deegaano ay Dib uga soo Cusboonaatay Colaad Laba Beelood u dhaxaysa DAAWO

Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag oo Shaqaaqo Khasaare Nafeed Sababtay ay dib uga soo Curatay.

Comments are closed