|

Daawo Muuqaal :Mafiyo Yurub u dhalatay oo Daawooyin dhacay Africa iyo Asia u diri jiray iyo Sida loo galay

Hargaysa 24.Sep 2016 (SDN/QJ):-Mafia ku nool mid ka mid ah wadamada Yurub ayaa waxa ay sameesteen Warshad soo saarta Daawooyinka been abuurka ah, ka dibna waxeey farsameeyaan Kaniiniga iyo Cirbadaha dhacay kuwaas oo iminka guryaha loogu daatay .

Ciidamada Booliiska dalka Poland ayaa weerar qorsheeysan ku qaaday Burcad u dhalatay dalka Poland kuwaas oo ka taajiray soo saariista Daawooyinka dhacay waxeeyna sanad kasta ka heli jireen Aduun lagu sheegay 4 Milyan oo Euro .

Burcadaan oo wadamo badan u diri jiray Daawooyinka dhacay ayaa waxaa laga soo dacweeyay dalalka Ingiriiska , Giriiga , Romania iyo China . Daawooyinka ugu badan ee bugta ah oo caafimaadkooda laga deeyriyay ayaa waxaa la sheegay Maafiyadaan inay u diri jireen wadamo qasan ama dhibaatooyin ka taagan oo ku yaala Qaaradaha Africa iyo Asia .

Comments are closed