Wasaaradda Amuuraha Gudaha ee Maamul Goboleedka Punt Land oo Xasaanadii kala Noqotay 5 Xildhibaan & Dood ka Taagan Sharcinimada Go’aankan
Burtinle 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawlad Goboleedka Punt Land ayaa Go’aan ay soo saartay Waxay ku Sheegtay inay Xasaanadii laga qaaday 5 Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Degmada Burtinle.
Waxaa Kale oo Wasaarada arrimaha Gudaha ee Maamul Goboleedka Punt land Baaq u dirtay Xildhibaanada Xasaanada lagala Noqday.
Go’aankan oo uu ku Saxeexan Yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha,Dawladaha Hoose iyo Reer Miyiga Mudane Axmed Cilmi Ismaaciil oo Nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog ayaa u dhignayda Sidan:-