Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Fariin Ku Saabsan Munaasibada Ciidul Adxa u Diray Shacabka Somaliland DAAWO
Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Adxa Ilaahayna Ka Baryay inuu Sannadkan Kiisa inagu Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo.