|

“Gari Laba Nin Kama Wada Qosliso” Gudoomiyaha Maxkamada Sarre iyo Gudida Caddaalada oo Digniino u Diray Bulshada,Shaqaalaha Dawlada Iyo Warbaahinta Qaybaheeda Kala Duwan

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qoraal Maanta ka soo Baxay Gudida Sare ee Cadaalada Somaliland Iyo Maxkamada Sare ayaa Qaybaha Bulshada Iyo Cid kasta oo Mas’uuuliyad haysa uga Digay inay ka reebanaadaan Wax ka sheegista Garsoorka iyo ka hadalka Kiis Garnaqiisa lagu Gudo Jiro.

Sidoo Kale Waxaa Qoraalkan looga digay Bah’da Warbaahinta Somaliland inay Faro geliyaan Kiisaska ku Jiira Maxkamadaha ee aan Dhamaan.

Qoraalkan oo uu ku Saxeexan Yahay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ahna Gudoomiyaha Gudida Caddaalada Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa u Dhignaa Sidan:-

gudida-cadaalada

Comments are closed