|

Maxkamada Turkiga oo Soo Saartay Waaran Cusub oo Lagu Soo Xidhayo Dad Lagu Eedaynayo Inqilaabkii Fashilmay ee Dalkaasi ka Dhacay

Ankara 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Dalka Turkiga ayaa soo saartay Waran lagu qabanaayo 85-qof oo lala xidhiidhiyay ninka lagu tuhunsanyahay in uu ka danbeeyay afganbigii Turkiga MR Fetxulaah Gulen.

 

maxkamadaistanbul185 qof ee ay Maxakamadu tilmaantay ayaa waxa ka mida ah 6 qof oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada iyadoo 43 ka mid ah lahayo.

 

Ciidamadda Amaanka ee Dalkaasi Turkiga ayaa olole lagu qabqabanaayo dadka lagu tuhunsanayahay in ay ka danbeeyeen afganbigii dhicisoobay waxa ay ka wadan 15-Gobol ee Dalkaasi Turkiga.

Comments are closed