“Malaha Waxa haboonayd inuu Faysal Cali Waraabe isaga biro Xisbiga KULMIYE,Dacwadii Maxkamada Saree e Xisbiga Ucidna Waa La Mudeeyay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO
Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu kula taliyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe inuu isaga biiro Xisbiga Xukuumiga ah ee KULMIYE, isla markaana uu dhibta ka daayo Xisbiga UCID.