Fal Celinta Shacabka Gobolka Togdheer ee Ku Wajahan Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO
Burco 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Labadii Caano Maal ee u danbeeyay Waxay Warbaahinta Somaliland soo Gudbinaysay Dareenka Bulshada ee La Xidhiidha Dhamaystirka Heshiiskii u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada Imaaraadka ee DPW Kaas oo doraad labada dhinac si rasmi ah Qallinka ugu wada Duugeen