|

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ka Qayb galay Aaska Ugaas C.laahi Ciise Nuur DAAWO

Boocame 22.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Deegaanka Boocame kaga qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Alle ha u Naxariistee Ugaas C.laahi Ciise Nuur oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Turkiga.

Comments are closed