|

Khudbad uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka Jeediyey Degmada Adhi Cadeeye kana Hadlay Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Hargaysa 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo Qudbad ka Jeediyey Degmada Adhi Cadheeye Waxa uu sheegay in Hadii Cali Khaliif Galaydh Waqti Hore Somaliland iman lahaa uu ka Guuleysan lahaa isaga iyo Madaxwayne Siilaanyo.

Comments are closed