|

Qaramada Midoobay oo Mar Kale ka Hadashay Qabsoomida Doorashooyinka Somalia DHAGAYSO

Nairobi 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Ammaanka ee QM ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya oo ay dhowaan soo saareen xubnaha madasha qaranka.

F14ACA19-48E3-4BAA-A545-3F3319FA68FC_cx0_cy8_cw0_w987_r1_s_r1Warbixin ka soo baxday golaha, ayay si kastaba ku sheegeen inay ka xun yihiin in doorashooyinkii Soomaaliya ay dib u dhaceen muddo laba bilood oo hor leh.

Doorashooyinka oo lagu waday inay dhacaan inta ka horeysa tobanka bisha September ayaa hadda la filayaa inay ku dhacaan illaa 30-ka bisha October ee sanadkan.

Comments are closed