Dareenkii Soo Dhawayneed ee Madaxweyne Siilaanyo kala Kulmay Shacabka Ku dhaqan Gobolka Sool SAWIRO
Laascaanood 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md AxmedMaxamed Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii Goboladabari ee dalka ayaa waxay Magaalada Adhicadeeye kaga qaybgaleen munaasabad balaadhan oo qayb ka ahayd gogoshii nabada ee Madaxweynaha JSL u fidiyey dadweynaha Gobolada bari.