|

Shir Dhaqameedkii Beelaha Koonfurta Hargaysa iyo Galbeedka Burco,Aragtidii Markii Hore laga aaminsanaa iyo Isbedelada ku Yimid DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Sabtidii Todobaadka Tegay ka Dhacay Magaalada Hargaysa Shir ay Isugu Yimaadeen Qaar ka Mid ah Haldoorka Beelaha Koonfurta Hargaysa Iyo Galbeedka Magaalada Burco.
Inkasta oo ay Shirkan qaadaceen Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo uu Sheegay inuu Salka ku hayo Is Xulufaysi siyaasadeed Isla markaana Xoog loo hadal hayay inuu Xisbiga Mucaaridka ee Waddani dabada ka riixayo ayaan hadana laga dareemin Mawduucyo arrintaas la xidhiidha .

Comments are closed