Deeq Raashin ah oo Sucuudigu u Fidiyey Dadkii Ku Baro Kacay Dagaaladii Koonfurta Sool oo Magaalada Laascaanood la Gaadhsiiyey DAAWO
Laascaanood 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool, ka Degmada Laascaanood iyo Gudida Culimada ee Magaaladaasi ayaa si Wada Jir ah uga Gudoomay Deeq raashin ah oo Hay’ad Islaami ah oo Dalka Sucuudiga ka Socotay ugu Talo gashay Dadka Danyarta ah ee Ku Nool Gobolka Sool.