Dawladda Somaliland Oo Sii Daysay Maxaabiis Puntland Lagaga Qabtay Dagaalkii ka Dhacay Dhahar DAAWO
Hargaysa 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa dib Xoriyadoodii ugu Celisay Maxaabiis Ka Tirsan Ciidamada Punt land oo Dhawaan lagu qabtay Kadib Markii ay Weerar ku soo qaadeen Ciidamada qaranka ee Ku Sugan Fadhiisinka Degmada Dhahar ee Bariga Gobolka Sanaag.