Maxaa Kala Qabsaday Sheekh Umal Iyo Aqoonyahano Soomaaliiyeed Oo Diinta Faraha La Soo Galay? DAAWO
Hargaysa 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa jawaab aad u kulul siiyay rag Aqoonyahano Soomaaliyeed ah oo ku nool gudaha dalka Mareeykanka, kuwaas oo faraha la soo galay Diinta Islaamka iyaga oon aqoon badan u laheyn .
Aqoonyahanadaan Soomaaliyeed oo Profasooro u badan ayaa waxa ay carabka ku dhufteen in Mareeykanka uu naga caqli badan yahay nagana aqoon badan yahay , waxeeyna diideen Mareekanka in la isku xukumo Diinta kuwaas oo ka door biday in Siyaasad iyo sharciyo kale la isku xukumo .
Hadalada Ragaan Aqoon yahanka sheeganaya oo buuq fara badan dhaliyay ayaa waxeey jawaabo adag ka heleen culumo Soomaaliyeed oo caan ah sida Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo jawaab kulul siiyay ragaan .
Daawo Muuqaalka Warbixintan: