|

Wasiir Cali Maxamed Warancade Iyo Qaabka uu uga Hadlay Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Heshiiskii Xukuumadda Somaliland la saxeexatay Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee Dp World oo Maalgelin ku samayn doonta dekeda Magaalada Berbera.

Comments are closed