|

Gudoomiyaha Baarlamanka Kooxda Khaatumo oo Sheegay In Somaliland Iyo Kooxdoodu ku Heshiiyeen Midnimada Somalia Iyo In Dal ka Mid ah Waddamada Derisku inuu Martigeliyo Wada Xaajoodka DHAGAYSO

Buuhoodle 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maxamud Sheekh Cumar oo ku Magacaaban Gudoomiyaha Baarlamanka Kooxda Khaatumo ayaa sheegay in wada hadalkii Kooxdiisu kula jirtay Somaliland ay isku afgarteen labada dhinac Sidii looga shaqayn lahaa Midnimada Ummada Somaliyeed.

Comments are closed