|

Beelihii u Codeeyay Doorashadii Madaxtooyada 2010 Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Kuwii Dhabarka u Jeediyey

Hargeysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Faysal Cali Waraabe wuxuu helay 92,459 votes oo u dhiganta17%; Madaxwayne Daahir Riyaale 178,881 (33%) ; Madaxwayne Siilaanyo 266,906 (50%). Hadaba , si aan u kula baandheeyo beelaha taageerayEnginner Faysal Cali Waraabe iyo kuwa qawaday, waxaan soo qaatay degmooyinka ay

faysal-cali-waraabeWaxaan warbaahinta ku arkay taageerayaasha Eng Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyayBeesha Galbeedka Burco inaanay codkooda siinin Eng Faysal doorashadii June,2010sida awgeedna aanay la shiri doonin , codna aanay siin doonin Guddoomiye Cirro. Markaan dhawaaqa arkay,waxaan dib u eegay tiradii ay soo sartay Guddiga Doorashooyinka Qaranka ” valid votes”, June 2010. Guud ahaan Engineer Faysal Cali Waraabe wuxuu helay 92,459 votes oo u dhiganta17%; Madaxwayne Daahir Riyaale 178,881 (33%) ; Madaxwayne Siilaanyo 266,906 (50%). Hadaba , si aan u kula baandheeyo beelaha taageerayEnginner Faysal Cali Waraabe iyo kuwa qawaday, waxaan soo qaatay degmooyinka ay beelaha sooca ahi “Single clans” u badanyaheen sidaBaligubadle,Oodwayne,Garadag,BadhanSaylaciyoGaradag.Waxaan dhaafay magaalooyinka waawayn ee la wada dego Hargeisa,BurcoBerbera, iyo Ceerigavo.Sida ku cadshaxdaTable A, waxa Engineer Faysal Cali Waraabe qawaday oo codyar siiyay beelaha kala deggan-Saylac 184votes,Lughaya143votes,Baligubadle709votes,Gabiilay1,858 iyoGaradag186votes . Dhinaca kale, sida ku cad shaxdaTable B, waxa Engineer Faysal Cali Waraabe taageeray oo cod buuran siiyay beelaha kala deggan Salaxlay 11,222votes,Oodwayne 5,146votes,iyo Badhan 965votes.

Halkaa waxa ka muuqata in dhawaaqa kasoo yeedhay taageerayaashaEng Faysal Cali Waraabeuu yahay war khaldan oo xaqiiqada ka fog, laakinse ujeedooyin kale laga leeyahay, oo ah Eng Faysal marsaddexaad tartamosi ColMuuse Biixi jidka logo xaadho.

 

 

TABLE A :DEGMOOYINKA DHABRKA U JEEDIYAY ENG FAYSAL

DISTRICT RIYAALE SIILAANYO FAYSAL TOTAL

Valid votes

1 Saylac 4,256 3,209 184 7,649
56% 42% 2%
2 Lughaya 2,080 2,074 143 4,297
49% 48% 3%
3 Baligubadle 1,813 4,984 709 7,506
24% 67% 9%
4 Gabiilay 12,341 38,305 1,858 52,504
24% 73% 3%
5 Garadag 735 4,131 186 5,052
15% 82% 3%

TABLE B:DEGMOOYINKA TAAGEERAY ENG FAYSAL CALI WARAABE

DISTRICT RIYAALE SIILAANYO FAYSAL TOTAL

Valid votes

1 Salaxlay 423 999 9,800 11,222
4% 9% 87%
2 Badhan 734 126 965 1,825
40% 7% 53%
3 Oodwayne 4,480 4,940 5,146 14,566
31% 34% 35%

Drs Hoodo Yusuf , Uk, London.

 

yhoodo@yahoo.com.

Comments are closed