|

“Nacnacoow marka lagu yidhaahdo Illaahaagu waa kuma, Nebigaagu waa kuma? Siilaanyo..!” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dayriyay xaalada uu ka suganyahay aqalka golaha wakiilada Somaliland oo uu sheegay in la haysto.
Xildhibaanku waxaa uu sheegay in heshiiska ay xukuummadu la gashey Shirkada Dp World ee dekada Berbera golahaasi khasab lagaga ansixinayo.

Comments are closed