Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog Oo Si Adag U Naqdiyey Habdhaqanka Wasiiradii Xukumada Siilanyo Ee Golaha Hor Tagay DAAWO
Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo si adag u duray caqliyada wasiiradda xukuumadda Siilaanyo ee uu horkacayey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr Sacad Cali Shire ee Golaha hor geeyey heshiiska mad-madawga badani ku gadaaman yahay.