|

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Sheegay in Golaha Wakiiladdu Ka Taxadiro inay Galaan Khalad la Mid ah Kii 1960 DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Dood adag ka leh Heshiiska Xukuumaddu la soo Gashay Shirkada Imaaraadka Carabta ee DPW ee Maalgelinta Dekeda Berbera ayaa sheegay inaanay jirin Cid Diidan Maalgelin lagu sameeyo Dekeda Berbera

Comments are closed