Golaha Wakiiladda: Qaar ka mid ah Su’aalaha lagu Karbaashay Guddiga Heshiiska Dekedda & Jawaabaha Is dhaafka ah ee Xubnihii Wasiirad ahaa DAAWO
Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa qaawiyey Qoraalka ay Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo Guddiga hirgelinta heshiiska wareejinta Dekedda Berbera u xilsaaran oo Sabtidii Shalay Golaha Wakiillada hor-geeyey Qoraal warbixin ah oo ay ka diyaariyeen heshiiska Qabyada ah ee u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada Imaaraadka Laga Leeyahay ee Dubai Ports World, Waxaana Mudanayaasha Wakiiladda Jawaabo Iska Hor imanaya Siiyay Wasiirada Arrimaha Dibada Iyo Maaliyada.
Haddaba, Waa tan Aragtiyihii Madashii soo Bandhigida Heshiiskan ee Golaha Wakiiladdda iyo Qaybo ka mid ah Jawaabihii Wasiirada Xukuumadda ka Tirsani ay halkaas ka jeediyeen ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-