|

Xukuumadda oo Maanta Golaha Wakiiladda Hor gaysay Heshiiskii Shirkada DPW & Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Wasaairka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali Shire iyo wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud xaashi Cabdi oo ka mid ahaa gudigii saxiixay heshiiskii qabyada ahaa ee Dekedda Berbera oo hadal dheer ayaa dhinacyo badan taabanaaya mudanayaasha golaha wakiilada ugu sharaxay heshiiskii Somaliland la gashay Shirkada laga leeyahay Dalka imaaraatka Carabta ee Dubai World, heshiiskaas oo ku saabsan balaadhinta iyo casriyaynta dekedda Berbera,

Comments are closed