|

Khatarta Talefonada Gacanta Ku Leeyihiin Nolosha Aadamaha DAAWO

Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa laga yaabaa in tiro badan oo inaga mid ahi ay aanay noloshoodu si caadi ah u wadan karin hadii aanay haysan oo adeegsanayn taleefoonada gacanta, taleefoonadaa oo idinka ilaahay sababay inay aadamuhu isticmaalaan isgaadhsiinta ugu fudud ee mar walba ay heli karayaan, laakiin nimco walibana nusqaanteeda lehe horumarkaa dhanka tiknoolajiyadda ee la gaadhay waa mid aanay ka madhnayn dhibaatooyinka qaarkood sida kuwa caafimaadka, maadaama ay culimada acafimaadku ka bixiyeen digniinahooda joogtada ah khatarta uu yeelan karo isticmaalka taleefoonka gacanta ee casriga ah ee aynu mobil-ka u naqaano.

Comments are closed