|

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Cod Sir ah oo uu ku Guubaabinayo Beeshiisa laga Duubay DHAGAYSO

Hargaysa 04.Aug 2016 ((SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Mucaaridka ku ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa laga duubay Cod Sir ah oo uu ku Kicinayo Beesha uu ka soo Jeedo kuna Guubaabinayo inay Dhexda u xidhaan wax kasta oo ay ku kacayso sidii loo fulin lahaa Shirka Baxarasaafka loona dhicisayn lahaa Maalgelinta Dekeda Berbera.

Comments are closed