|

Weji Ku Macaashka Siyaasada iyo Weedhihii Axmed Cabdi Xaabsade ka Jeediyay Aasaaskii Punt land (Shalay iyo Maanta) DAAWO

Garowe 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Warfaafinta iyo Hawlaha Guud ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Jir Jiroole dhanka Siyaasada ah marba qaata haatana ku sugan Xarunta Maamul Goboleedka Punt land ee Garowe ayaa ka hadlay Sidii ay Punt land dib gacanteeda ugu soo celin lahayd Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn oo uu sheegay inay ka tirsan Yihiin Punt land balse gacanta Somaliland Ku Jira.

Comments are closed