50 Tahriibayaal ah Iyo Laba Gaadhi oo ay Saarnaayeen oo lagu qabtay Degmada Sheekh DAAWO
Sheekh 03.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska ee Degmada Sheekh iyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Magaalada Berbera ayaa ka hadlay Tahriibayaal Tiradoodu dhamayd 50 Qof oo laga soo qabtay Duleedka Degmada Sheekh.