Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Shaaciyey in Somaliland Qayb ka tahay Somalia,Gogoshii Burcana Jujuub ku Tilmaamay DAAWO
Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa sheegay in Somaliland Qayb ka tahay Maamulada Tirada badan ee Ka Jira Dalka Somalia Waxaa Kale oo uu xusay in Gogoshii Nabada ee Beelaha Somaliland isugu Yimaadeen Magaalada Burco 1991kii inay Jujuub ahayd.