|

Maafiyada Ku Nool Jasiirada Siqilia ee Dalka Talyaaniga Qaabka ay u abaabulan Yihiin Iyo Sida ay u fuliyaan Dilalka Qorshaysan DAAWO

Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Kooxaha dembiilayaasha ah ee abaabulani waxay halgan ugu jiraan inay dhisaan haykal dhaqaale iyo mid awoodeed oo iyaga u gaar ah, waxana ay diyaar u noqdaan inay cid kasta oo rabitaankooda ishortaagta ka takhalusan qiimo kasta oo ay iyaga ku kacaysaba

Comments are closed