|

“Ciidagale Nimaan Cod na siinin waa Cirka u Tuur…”. Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

JAMAAL CALI XUSEENQoton-dabo 22.July 2016 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu khudbad Cajiiba ka jeediyaya hadlayay xafladii lagu Caleemo-Saaray Suldaanka guud ee beesha Maxamed Daa’uud Ciidagale ee (Guuyoobe) oo lagu qabtay Qoton-dabo.

“Ciidagale Nimaan Cod na siinin waa Cirka u Tuur…”.Ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen.

Comments are closed