|

Xoolaha Somaliland oo Laga Talaalayo Cudurka Sambabka Iyo Wasiir Cukuse oo Fariin diray Xoolo Dhaqatada DAAWO

Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha Md Cabdilaahi maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayaan mas’uuliyiinta kale ee wasaaradaasi ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka u kala diray talaalkii xoolaha gaar ahaan cudurka Sambabka.

Comments are closed