|

Weriye Muniir Axmed Cigaal oo Soo Bandhigay Sida uu Xisbiga Kulmiye uga aradan Yahay Saamiga Gobolada Bari DAAWO

Hargaysa 21.July 2016 (SDN/QJ):-Weriye Muniir Axmed Cigaal oo uu doraad Xidhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo ay isku raas yihiin ayaa ka hadlay Xadhigiisii Isla markaana dhaliil u soo jeediyey Wasiirka Hawlaha Guud.

Comments are closed