|

Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Ka hadlay Khilaafkoodii Halka uu Marayo DAAWO

Hargaysa 17.July 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga Ucud Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo warbaahinta ugu waramayey xafiiskiisa ayaa shacabweynaha ku dhaqan gobolka Sanaag ku bogaadiyey in ay qaataan kaadhka diiwaangalinta codbixiyaasha,Waxaa kale oo uu ka hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid halka uu marayo.

Comments are closed