|

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka Hadlay Amaanka Dalka Iyo Diiwaangelinta DAAWO

Hargaysa 17.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha goleha guurtida Somaliland Md, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa si rasmi ah u furay kalfadhigii 60-aad, halka sidoo kale uu ka hadlay arimo la xidhiidha doorashooyinka Somaliland.

Comments are closed