|

Socdaalkii Madaxweynaha ee Turkiga Mid Gaar ah iyo Qeexida Madaxtooyada DAAWO

13654170_1002889313158255_5449501220640672729_nHargaysa 15.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Madane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali, ayaa Shalay galab u dhoofay Dalka Turkiga halkaas oo Madaxweynuhu u tegay Dano Shaqsi ah, lana filayo inuu safarkaasi qaato muddo Todobaad ah.

Comments are closed