Cali Sanyare oo Tafaasiil ka bixiyey Shirar Doceedyo Sas Ku Abuuray Xukuumada oo Siyaasiyiin uu ku Jiraa ay Hargaysa ku Yeesheen, Weedho adagna Ku Ganay Dawlada DAAWO
Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Ibraahin Maxamed “Cali Sanyare” ayaa Markii Kowaad ka hadlay Shirar Shaki abuuray oo ay Magaalada Hargaysa ay ku Yeesheen Siyaasiyiin uu ka mid yahay oo ka soo Jeeda Mid ka mid ah Beelaha Somaliland,Gaar ahaan Galbeedka Burco Iyo Koonfurta Hargaysa.