|

Wasiirka Ganacsiga S.land oo Magaalada Gebilay Kulan kula qaatay Ganacsatada Gobolkaas & Ujeedada uu daaranaa DAAWO

Gebilay 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige “Dayr” iyo Maamulka Gobolka Gebilay ayaa kulan la qaatay Qaybaha Kala Duwan ee Ganacsatada Gobolkaasi iyo Xubno ka mid ah hogaanka Dhaqanka.

Comments are closed