|

“Ciidanka Qaranka Somalia Waxay Gaadheen Isku Filaansho ay ku Hanan karaan Gacan ku dhigista Amniga Somalia” Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalia DAAWO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Sareeye gaas Maxamed Aadan Axmed Buud Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay isku filnaanshaha ciidamada qaranka soomaaliya gaadhen xiligan.
Waxaana taliye buud sheegay in ciidamada qaranka somalia awood u leeyihiin inay dalka difaacan oo guud ahaan dalka gacanta ku hayan marka ay ka baxan ciidamada amisom,

Intaasi waxaa uu raaciyay in shirar uu uga qeyb galay itoobiya kenya iyo ugandha ay beesha caalamku cadeeyen in haatan diyaar ay yihin ciidamo hanan kara amaanka dalka somalia.

Comments are closed