|

Wasiirka Warfaafinta Punt land Maxamud Soocadde oo Qoraal u kala diray Wariyaasha Deegaanada Puntland Iyo Nuxurka Waxyaabaha laga rabo Akhri

Garowe 10.July 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada warfaafinta dawlada Puntland ayaa soo saartay warqoraal ah oo kasoo baxay xafiiskeeda taas oo ay ku codsanayaan in dhamaan xarumaha warbaahinta ee ka hawlgala gudaha deegaanada Puntland ay iska diiwaan galiyaan xarunta wasaarada warfaafinta Puntland.

 

Wasiirka wasaarada warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan SoocaddeWarqadan oo uu ku qoranyahay Wasiirka wasaarada warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xassan Soocadde ayaa lagu sheegay in dhamaan xarumaha warbaahinta Puntland laga doonayo inay soo gudibiyaan magacyadooda iyo liiska shaqale ee u hawlgala.

13616381_10153970876064864_1586393192_o

Comments are closed