|

Maamulka Gobolka Togdheer oo Mar kale ka hadlay Xadgudub ay Ciidamada Liyuu Boolis ku soo sameeyeen Gudaha Somaliland DAAWO

Gudoomiye ku Xigeenka TogdheerBurco 10.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer ayaa sheegay in Ciidamada Liyuu Boolis ay Mar kale Xadgudub ku soo sameeyeen Deegaanka ku dhereran Xadka ay Wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya Isla markaana ay Gudaha u soo Galeen Xadka Somaliland 18Km.

Comments are closed